Xafiiskeena Service Legal wuxuu caawinaad u fidiyaa dadka laga gardaran yahay ee lakulmay shilalka.
Waxaan Idiin Balan Qaadaynaa in aan idin siino 100% magdhowgiina ama xaqiina waxaana shaqooyiinkeena idin kugu fidinaynaa xeerkeena hoos imaada ee Lacag la anta ah 'Guul la'an, Shaqo Lacag La'an' 'No win, no fee policy'- Macnaha Xeerkeenaa ayaa ah in aanan Kaa qaadin wax lacag ah haba yaraatee.
Waxaan awoodnaa in aan idin diyaarino Gaari Kiro ah oo uu caymisku kuugu badalo gaarigaaga si ku meel gaar ah, Farsmo yaqaano kuu suubiya gaariga, Inaan Kuu diyaarino qiimaynta gaariga, Waxaan kaloo kuula gorgortami karnaa caymiskaaga si uu kuulo heshiyo in uu ku siiyo qiimo guud oo gaarigaaga u qalmo, waxaan kaloona kaala talin karnaa magdhowgaaga iyo dacwooyinka dhaawaca korkaaga soo gaara.
Waxaan ganacsigeena marwalba ku suubinaa dib u habeen la xiriira ku dhaqanka xeerarka cusub si aan mar walba ula socono isbadalada ku dhaca xeerarka dacwooyinka iyo magdhowga si aan marwalba u heysano sumcadeena shaqo.
Shaqaalaheena ku kala hadla luuqadaha kala duwan waxay mar walba diyaar idiin la yihiin sidii ay idiin saacidayn karaanba oo karaankooda ah.